For a better experience please change your browser to CHROME, FIREFOX, OPERA or Internet Explorer.
Properties DHUL IIB AH

Guri Beec ah

$100,000.00(Negotiable)


  • Guri Beec ah
  • Guri Beec ah
  • Guri Beec ah

Description

Price : $100,000.00(Negotiable)
Type : Sell
Date : February 15, 2019
Location : Mogadishu somalia

Guri_beec_ah

_______________________________________________

🏠Wuxu ku yaala xaafada Galmudug ee Muqdisho wana #dhax_ka_dhis

πŸ•ŒLamiga wuxu u jira 200 metre, wuxuna u dhaxeya ceel iyo masajid.

Cabirkisa wa 20X15M.

Gudaha waxa ku taalo:

1. 3 qol o jiif ah

2. Fadhi

3. 2 musqoolod

4. Jiko maqasiin leh

Bananka waxa ku yaalo 2 qol o service ah iyo musqushoda.

πŸš—Guriga wuxu leyahy parking iyo beero.

Sharciga wa siyaad barre.βœ”

πŸ’Έ Qiimaha wa $100,000 iyo heshis

Nagala so xarir

πŸ“ž0616888110/0616888119

Ama whatsapp numberka

0616888110/0617580780

 


Similiar Ads

Top