For a better experience please change your browser to CHROME, FIREFOX, OPERA or Internet Explorer.

  • DHUL IIB AH
  • DHUL IIB AH
  • DHUL IIB AH
  • DHUL IIB AH
  • DHUL IIB AH

Description

Price : $13,000.00(Fixed)
Type : Sell
Date : November 1, 2018
Location : MOGADISHU

DHUL_IIB_AH_MOGADISHU_agagarka_ASLUBTA

Dhulkani Wuxuuu Kuyalaa kaso horjedka aslubta

wuxu lamiga u jira 1km, Agagarka cilka Timir

cabirkisa waa 10X20m

waxa Ka Dhisan 2 Qol, barsad,musqul iyo deedkisa wana Bacweyne ah.

wuxuu Heystaa Sharci Sax Ah

wadada wuxu ka hesta 15metre.

Qiimaha Dhulka waa #13,000$ iyo heshiis

waxa ku dhagan #Masjid

Fadlan Hadaa Ubahantahay Nagala Soxiriir Numbaradan

πŸ“ž:0616888110 / 0616888119

Ama Numberkaan Whatsapp Nagala Soxiriir

πŸ“ž:0617480780

Mahadsanid……….


Similiar Ads

Top